Somali

  • Barnaamijkan todobaadlaha wuxuu idiin soo gudbin wararkii dalka, dibada iyo Somalia oo faahfaahsan kaasoo ay la socoto warbixin ay wariyayaashayadu nooga soo gudbiyaan qeybaha kala duwan ee Somalia.

Subscribing to an SBS podcast couldn't be easier. Simply click the Subscribe button and select your preferred subscription method from the menu. Podcasting help.

Latest Episodes

Diidmada salaanta gacata oo dood dhalisay.

Arday Muslimiin ah oo diiday inay gacanta ka salaamaan haweenka ayaa dood ka dhalatay.

 

 

 

Dhowr Siyaasiyi..

  • Upload24 Feb 2017

  • Duration05 Minutes

  • Download3MB

Sheekh Abdinur oo ka hadlay gacan kasaalimda haweenka

Sheekh Cabdinur wuxuu ka mid yahay culumaudiinka ugu caansan wadanka Australia.

 

 

 

Waxaan ka warasayay muran dhawaan ka dhashay rag muslimiin ah oo diiday inay gacanta ka salaamaan haween.

  • Uploaded24 Feb 2017

  • Duration13 Minutes

  • Download7MB

Amnesty oo dhaliilsan siyaasada magangalyodoonka Australia.

Amnesty Internationa ayaa ku tilmaantay siyaasada xeryaha dibada ee Australia qaxootiga ku hayso mid binaadanimada ka baxsan tacdina ah.

 

 

 

Waxay sidoo kale sanadkii labaad ugu baaqaysa in siyaasadaas la joojiyo.

 

  • Uploaded23 Feb 2017

  • Duration05 Minutes

  • Download3MB

Diyaarad ku dhacday Essendon

Duuliyihii diyaaraduu waday ku dhacday garoonka diyaaradaha Essendon waxaa ku socday baaritaan.

 

 

 

 

 

Xafiiska amaanka duulimaadyada Australia ayaa waday baaritaan ku aaddan dhacdo ka dhacday buurta Hotham 2015.

 

 

 

  • Uploaded23 Feb 2017

  • Duration05 Minutes

  • Download3MB

Barnaamuj loogasoo horjeedo gudniinka fircooniga ah.

NSW ayaa wada barnaamuj waxbarsho oo looga hadlo sharciga loogasoo horjeedo gudniinka fircooniga ah.

 

 

 

Kim Mohamed waa shaqaale caafimaad waxayn SBS uga warantay barnaamujka.

  • Uploaded23 Feb 2017

  • Duration09 Minutes

  • Download4MB

Podcast Help

Podcasting is a free service to subscribe to your favourite SBS programmes. If you're new to podcasting check out our help section to get started.

ADVERTISEMENT

DVDs and Downloads at the SBS Shop

Visit the SBS Shop online for DVDs and downloads of the programs you love.

Books at the SBS Shop

Visit the SBS Shop online for fascinating books and inspiring cookbooks perfect for home and as gifts.