Waxaa gobolka Victoria ka dhacay maalinta loo bixiyay Mosque Open Day 2022 oo ah maalin dadka diimaha kale haysta loo furo masaajidada si ay wax uga fahmeen diinta Islamka iyo Muslimiinta.Barnaamujkan ayaa ah mid bulshada la isugu soo dhawaynayo si meesha looga saaro qaladaadka laga fahan san yahay Islamka.Sheekh Ciise Muuse ayaa nooga waramay muhiimada maalintaas.
SBS AFSOMALI
Dadka aan Muslimiinta ahayn oo loo furay masaajidada Victoria
Source: SBS Somali