Dr Qaasim Hersi oo dhawaan hadal ka soo yeeray uu warbaahinta bulshada qabsaday ayaa sii sharaxaya arimaha ku saabsan roobka ama daruuraha oo la kala xadi karo.
SBS AFSOMALI
Dr Qaasim "daruuraha siyaalo sahlan ayaa loo xadi karaa"
Source: provided