Waxaa Australia ku sugan qaxooti iyo magangalyodoon badan oo aan haysan sharci deganaansho ah sidoo kalana aan xaq u lahayn caawimaado badan. Haddaba waxaa taageero u doonaya golayaal deegaan oo dalkoo dhan ah.
SBS AFSOMALI
Golayaasha degaanka dalka oo u ololaynaya qaxootiga Australia ku sugan
Asylum seeker Mehdi Ali. Source: Supplied: Twitter.com/MehdiAli98