Gurmadka loo fidiyo dadkii dhibku ka soo gaaray suuqii Hargaysa ayaa wali socda.Waxaan nooga warantay Zaynab Yusuf Cismaan Banday oo ka tirsan ururka Gurmadka Haweenka Waaheen.
SBS AFSOMALI
Gurmadka dadkii dhibku ka soo gaaray dabkii suuqa Hargaysa oo wali socda
Source: Facebook