Coming Up Wed 10:00 PM  AEST
Coming Up Live in 
Live
Somali radio
SBS AFSOMALI

Ismaaciil 9 sano kadib ayuu xoriyadiisii dib u helay

A supplied undated image obtained Tuesday, November 28, 2017 of an asylum seeker on Manus Island. Source: World Vision/AAP

Ismaaciil Xuseen waxaa 7 sano lagu hayay xerada qaxootiga ee Manus Island ee dalka PNG. Labo sano oo kale ayaa lagu hayay hoteelo ku yaal Melbourne oo qaxootiga lagu hayo.9 sano kadib ayuu ugu danbayntii xoriyadiisii dib u helay laakiin mustaqbalkiisa Australia wali ma ah mid cad.

Halkan ka dhagayso qaybta labaada ee waraysiga Ismaaciil Xuseen.

 

Coming up next

# TITLE RELEASED TIME MORE
Ismaaciil 9 sano kadib ayuu xoriyadiisii dib u helay 16/03/2022 15:12 ...
Dhageyso Idaacadii habeenka Jimcaha ee SBS Somali. 05/07/2022 54:48 ...
Jaaliyada Australia (Melbourne) oo munaasabad soo dhaweyna u qabataty Madaxda Qaranka Soomaaliya. 04/07/2022 10:30 ...
Aden Daqare iyo nolasha Australia. 04/07/2022 13:50 ...
Abwaan Cabdiweli Qanbi iyo Sooyaalkii xoriyada Soomaaliya. 01/07/2022 22:09 ...
Shir madaxeedka NATO oo Ukraine taageero weyn siiyey. 30/06/2022 08:55 ...
Tirakoobkii Australia 2021 oo natiijadiisii la shaaciyey. 29/06/2022 12:13 ...
Dr M Cabaas oo ka hadlaya wax qabadka laga filankaro RW Xamse C Barre. 28/06/2022 11:27 ...
Hargabka daran oo in layska talaalo lagula taliyey shacabka Australia. 28/06/2022 06:53 ...
Fiaza Aden "Association haddii la sameeyo mid kale ayaa ka ag furta" 24/06/2022 14:48 ...
View More