Ismaaciil Xuseen waxaa 7 sano lagu hayay xerada qaxootiga ee Manus Island ee dalka PNG. Labo sano oo kale ayaa lagu hayay hoteelo ku yaal Melbourne oo qaxootiga lagu hayo. 9 sano kadib ayuu ugu danbayntii xoriyadiisii dib u helay laakiin mustaqbalkiisa Australia wali ma ah mid cad.
SBS AFSOMALI
Ismaaciil "waxyaabo badan baan ka tabanaynaa community ga Soomaalida"
A supplied undated image obtained Tuesday, November 28, 2017 of an asylum seeker on Manus Island. Source: World Vision/AAP