Maantaa oo bisha Janaayo tahay 26 waxaa Australia laga xusaa 'Australia Day' laakiin waa xus lagu muransan yahay.Khadra Ismail ayaa aragtideeda nala wadaagtay.
SBS AFSOMALI
Khadra Ismail "uma dabaaldego 26 Janaayo"
Source: provided