Wali waxaa sii socda xiisada u dhaxaysa Ukraine iyo Ruushka iyadoo la saadaalinayo in Ruushku isu diyaarinayo inuu dhawaan weerar ku qaadi Ukraine.Waxaa nala falanqaynaya Mohamed Hassan Dable oo ah aqoon yahan arimahaas u dhuun daloola.
SBS AFSOMALI
Xiisada Ukraine iyo Ruushka oo sii kordhaysa
Source: Reuters