Coming Up Fri 10:00 PM  AEDT
Coming Up Live in 
Live
Somali radio

is-badbaadinta xiliga xagaaga

Australia waa meel cajiib ah inta lagu jiro bilaha kulayka, laakiin waa inaad ku baraarugsan tahay qataraha ay ka mid yihiin dabka kaymaha, daadadka, qataraha biyaha iyo kulayka xad dhaafka ah. Badqabkaaga ilaasho xagaagan adiga oo raacaya hagintaanka quburada ee nolosha bilaha kulaylaha ah.