Advertisement
SBS Radio has changed
#SBSRadio

SBS Radio has announced changes to its services to reflect Australia’s rapidly changing and increasingly diverse society.

Listen to

Unfortunately the SBS Radio Player is unavailable on this device. We apologise for any inconvenience.

Latest in Somali radio

Latest in Somali Radio

Raja cusub oo kusaabsan in daawo fiican loo helo Kansarka.
Madaxweynaha Soomaaliya oo Tabit Abdi jagadii ka qaaday, Yariisoow-na magacaabay.
Shil tareen oo Sydney ka dhacay, oo dhaawac badan sababay.
Dhamaystirka Heshiiskii Galmudug oo Dhuusamareeb ka dhacay.
 Dr M Cabdile oo sharxaya mamnuucida kiniinka Codeine ka.

Codadka Jaaliyada

Dareenka iyo aragtiyada jaaliyada ee arimaha ka taagan Australia iyo dalka dibadiisa.

Waraysi: Ahmed Qahira

Ahmed Qaahira waa xubin firfircoon oo ka tirsan jaaliyada Soomaalida ee degan Melbourne.  Wuxuu sidoo kale ka qaybqaataa dibudhiska Soomaaliya.
Ahmed Tohow waa wakiilka ururka qurbojoogta Soomaliyeed faraceeda Australia.  Wuxuu sheegay in ururka ka shaqeeyo sidii waxloogu qaban lahaa Soomaalida...
Injineer Cabdullahi Aden ayaa sharaxay baarlamaanka oo dib loogu yeeray iyo doorasho ay dhici karto in waqti hore la qabto iyadoo RW uu ku hanjabay inuu kala...
Cabdiwahaad Qalinle waa mid ka mid ah xubnaha ugu firfircoon jaaliyada Soomalida ee degan Melbourne.   Wuxuu ku baaqay in la caawiyo dadka abaartu...
Cumar Shire Maxamed waxaa dhawaan loo magacaabay agaasimaha qurbajoogta Puntland.  Wuxuu laanta afsoomaliga SBS u sheegay waxay hayadiisa u qabsoomay...