Somali

  • Barnaamijkan todobaadlaha wuxuu idiin soo gudbin wararkii dalka, dibada iyo Somalia oo faahfaahsan kaasoo ay la socoto warbixin ay wariyayaashayadu nooga soo gudbiyaan qeybaha kala duwan ee Somalia.

Subscribing to an SBS podcast couldn't be easier. Simply click the Subscribe button and select your preferred subscription method from the menu. Podcasting help.

Latest Episodes

Waraysi Faysal Cali Waraabe

Waraysi aan la yeelanay Faysal Cali waraabe oo ah gudoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland.

 

Faysal ayaa soo booqday Australia isago..

  • Upload23 May 2013

  • Duration17 Minutes

  • Download8MB

Hoggaamiyayaasha Mustaqbalka ee Dadka Afrikaanka ah ee reer Australia

Qaar ka mid ah dadka u soo haajira wadankan Australia ayaa ku dadaala in ay hogaanka u qabtaan qoysaskooda iyo guud ahaan bulshada ay ka soo jeedaan.

 

Laakin nolosha casirga ah iyo kala duwanaanshaha jaaliyadaha ku nool Australia ayaa hawl culus ka dhigaysa hoggaaminta.

 

Koox ka mid ah dadka ka soo jeeda qaaradda Afrika ayaa waxa uu tababr ku saabsan hoggaaminta uu u ugu dhamaaday gobolka Victoria.

 

  • Uploaded28 Nov 2012

  • Duration04 Minutes

  • Download2MB

Australia oo Nauru u Wareejisay Dadka Iska dhiiba Xeebaheeda

Dawladda Australia ayaa heshiis la gashay dalka Jasiiradda ah ee Nauru, in ay si ku meel gaadh ah uga dhisato xero ay ku hayso dadka sugaya dacwadda la xidhiidha sharcigooda magan-galiyada ee Australia.

 

Dadka ku yimaadda doomaha ee soo gaadha xeebaha Australia ayaa waxaa loo wareejyaa Jasiiradda Nauru.

 

  • Uploaded28 Nov 2012

  • Download0KB

Isbeddelka Siyaasadda Australia ee Magan-galiyada

Xukuumadda Ferderaalka ee Australia ayaa sheegtay ku doodaysa inaysan fashilmin siyaasadeeda ku aaddan dadka magan galiyada u soo raadsada.

 

Inkasta oo xukuumaddu soo rogtay goaamo adag oo xakamaynaya dacwadaha dadka doomaha ku yimaadda, ayaa hadana tan iyo bihii August waxaa soo gaadhay xeebaha Australia in kabadan 7,500 oo qof oo magan-galiyo raadis ah.

 

 

  • Uploaded28 Nov 2012

  • Duration05 Minutes

  • Download3MB

Podcast Help

Podcasting is a free service to subscribe to your favourite SBS programmes. If you're new to podcasting check out our help section to get started.

ADVERTISEMENT

More from SBS

Popular Podcasts

Eurovision Song Contest

Eurovision 2013 may have been decided but it's not over yet - take the party home with these Euro-tastic new products!

Celtic Thunder: Mythology (CD / DVD)

This spectacular new show tells of the stories, legends and heroes of Celtic heritage in a bold homage to the ancient past.