Farah Macalin waa ku xigeenkii hore ee afhayeenka baarlamaanka Kenya. Wuxuu sheegay in jiilka cusub ee siyaasiyiinta Soomaalida aysan ahayn dad wadiniyiin ah siyaasadana ay usoo galaan oo kaliya dano u qaas ah. Wuxuu kaloo aaminsan yahay in ciidamada Amisom gaar ahaan kuwa dalalka dariskaa ay qayb ka yihiin dhibaatada Soomaaliya.
Share




