Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

A British teenager who ran away to join I-S doesn't regret her decision.

15-year-old Amira Abase, Kadiza Sultana, 16, and Shamima Begum before catching a flight in 2015 to join IS
15-year-old Amira Abase, Kadiza Sultana, 16, and Shamima Begum before catching a flight in 2015 to join IS Source: AAP

Gabar yar oo u dhalatay Britan oo 2015 ka baxsatay dalkaas si ay ugu biirto kooxda isku magacowda dawlada Islamka ee Bariga Dhexe ayaa sheegay inaysan ka shalaysanayn go'aanka ay kooxdaas ugu biirtay.

Shamima Begum oo 19 jir ah ayaa hadda doonaysa inay Britan kusoo laabato iyada iyo wiil ay dhashay asbuucan.

Waxay ka codsanaysaa dawlada Britan inay ka caawiso siday u soo noqon lahayd.

Gabadhan dhalinta yar ayaa hadda ku sugan xero qaxooti oo ku taal woqooyiga Suuriya.

Waxay sheegtay in inkastoo aysan u adkaysan karin xaalada ka jirta Suuriya haddana inaysan ka shalaysanay wixii dhacay sababtoo ah ayay tiri waxaan soo maray qof adadag ayay igasii dhigtay.

(("Kama shalaysani sababtoo ah way i badashay. Waxaan soo maray qof adag ayaan kusii noqday. Saygayga ayaan ku guursaday, qof isagoo kale ahna kama heleen UK. Caruur ayaan dhalay, waqti fiican ayaan soo qaatay, hadda way soo dhamaatay, way adkaatay, umana adkaysan karo, waxay noqotay inaan kasoo tago.")) ayaa tiri.


1 min read

Published




Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now