Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Agreement fails between Egypt, Sudan and Ethiopia on Nile dispute.

Agreement fails between Egypt, Sudan and Ethiopia on Nile dispute.

Sudan & Ethiopian foreign ministers
Source: AljazeeraNet

Wadaxaajoodkii biyaxidheenka Ethopia ee  u dhexeeyay sadexda wadan Masar, Suudaan iyo Ethopia ayaa fashilmay, kadib markii wax heshiisa la isla gaadhi waayay.

Wasiirada Arimaha dibada ee Sadexda wadan iyo Wasiirada Arimaha Biyaha ayaa shir ku yeeshay caasimada Suudaan Khartuum, halkaas oo wax horumara laga gaadhi waayay wadaxaajoodkii.

Wasiirka arimaha dibada ee Suudaan Ibrahim Ganduur, ayaa sheegay in wadaxaajood saacada badan qaatay oo tafaasiil badan la isla eegay in wax horumara laga gaadhi waayay dhanka isu soo dhawaanshaha dhinacyada kulanka.

Kulanka ayaa lagu kala tagay isaga oon wax balana la qabsanin oo la isugu soo noqonayo, balse loo xilsaaray gudi farsamo in ay sii dabagasho arimaha wadahadalka.

wixii kasoo kordhaa kala soco Laanta Afka Soomaaliga ee SBS.


1 min read

Published

Updated



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now