Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Al Shabaab recapture the town of Eelbuur after Ethiopian army withdrew

Al-shabaab group retook the town of Eelbuur in Galgaduud after Ethiopian troops withdrew

Somali government soldiers in Afgoye
At least 15 people have died in clashes in the town of Afgoye in southern Somalia. (AAP) Source: AAP

 Kooxda Al Shabaab ayaa dib ula wareegay degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud, ka dib markii ciidammada Itoobiyaanka ee halkaa ku sugnaa ay isaga bexeern.

Ciidanka Itoobiya ayaa deegaankaas ku sugnaa saddexdii sano ee lasoo dhaafay.

Nuur Xasan Guutaale oo ah gudoomiyaha degmada Ceelbuur ayaa warbaahinta u sheegay inay arin naxdin leh tahay ka bixitaanka ciidanka Itoobiya ee defmada.

Ciidanka kooxda  Al-Shabaab ayaa lagusoo waramyaa inay gudaha u galeen magaalada Ceelbuur.

Ciidamada Itoobiya ayaa seedax sano ka hor magaaldaasi kala wareegay kooxda Al-shabaab.

Kooxda Al-shabaab ayaa bishii september ee sandkii lasoo dhaafay la wareegtay deegaanka Moqori ee gobolka Hiiraan markay isaga bexeen ciidanka Itoobiya.

Sababta ay ciidanka Itoobiya uga bexeen deegaanadaas ayaan la ogayn.

Mana jiraan war ka soo baxay saraakiisha AMISOM iyo kuwa Itoobiya ama kuwa Soomaalida oo ku aadan ka bixitaanka ciidanka Itoobiya ee Ceelbuur

 


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now