Assistant minister Andrew Broad resigns

Nationals Member for Mallee Andrew Broad at the Nationals Federal Council at the Canberra Hyatt Hotel in Canberra, Saturday, August 18, 2018. (AAP Image/Mick Tsikas) NO ARCHIVING

Nationals MP Andrew Broad has resigned as assistant minister. Source: AAP

Andrew Broad oo ah xildhibaan ka tirsan xisbiga Nationalka ayaa iska casilay jagada wasiirnimo isagoo iscasilaad waydiistay hogaamiyaha xisbiga  Michael McCormack kadib markii ay soo baxeen eedo ah inuu isticmaalay website lagula xariiro gabdho dhalinyar isagoo safar shaqo ku jira.

Laakiin Mr Broad ayaan iska xasilin xildhibaanimada. Waxaa lagasoo doortay kursiga Victoria ee Mallee.

Mr Broad ayaa laftigiisu isu diray in federal boolisku baaraan eedaha loo haysto.

Mr McCormack ayaa sheegay in xisbiga aysan arintan waxba yeelayn.

(("Waan aqbalay isacailaadiisa. Wax sax ah ayuu sameeyay. Hadda waa inaan diirada saarno shacabka noo baahan oo nasoo doortay ama ha noqoto kuwa degan Mallee ama meel kale waa inaan xaqiijino in loo shaqeeyo."))

Iscasilaada ayaa imanaysa maalin kadib markii ay soo baxday in shaqaale u shaqeeya Senator Barry O'Sullivan oo xisbiga Nationlka ka tirsan uu fariin teelfon oo hadalo cay ah u diray gabar suxufiyad ah.

Qofkii fariinta diray ayaa shaqada laga joojiyay inta baaritaanku socdo.


Share
1 min read

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand