SKIP TO MAIN CONTENT

Australian government believes Russia responsible in bringing down of Malaysia Airlines flight M-H-17.

Australian government believes Russia responsible in bringing down of Malaysia Airlines flight M-H-17.

A Russia-based military unit shot down Malaysia Airlines Flight 17, an investigation has concluded.
A Russia-based military unit shot down Malaysia Airlines Flight 17, an investigation has concluded. Source: AAP

1 min read

Published

Updated

By Mohamed A Madar.



Skip to article content

Dawlada Australia ayaa rumaysan in wadanka Ruushku ay masuul toosa ka yihiin soo rididii diyaaradii Malaysia ee duulimaadkeedu ahaa M-H-17. ee lagu soo riday goobta bariga Ukrainian July 2014.

Wasiirada Arimaha Dibada Julie Bishp, ayaa tiri   Australia iyo Holland, waxa ay Ruushka dusha ka saarayaan masuuliyada burburka diyaaradaas, iyadoo labada wadan ay ka codsanayaan in ay ka gar qaadato dhibka ay gaysatay, ayna ku dhaqaaqdo sidii ay arintaas wax ooga qaban lahayd”.

Arintan ayaa timid kadib markii ay baadhayaashii caalamiga ahaa ee diyaaradaasi ay ku dhawaaqeen in gantaalka diyaarada lagu soo riday in uu kaga yimid goob ay degenaayeen unug ciidan oo Ruusha.

Diyaaradan ayaa waxa ay siday waqtiga lasoo riday (July 2014) dad gaadhaya 298 qof, iyadoon cidina ayna ka badabaadin dadkii saaraan.


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now