Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Barnaby Joyce has vowed to fight to retain the leadership of the Nationals.

Barnaby Joyce has vowed to fight to retain the leadership of the Nationals.

Deputy Prime Minister Barnaby Joyce
Deputy PM Barnaby Joyce is taking his first day of personal leave after a tumultuous week. (AAP) Source: AAP

Hogaamiyaha Xisbiga Nationalka, ahna ku xigaha Ra'iisulwasaaraha Barnaby Joyce, ayaa cadeeyaya in uu ku dagaalamayo sii haysashada hogaaminta Xisbiga Nationlka, kadib arintii qaadatay hadal haynta siyaasadeed ee xidhiidhka ka dhexeeya isaga iy gabadhii xafiiskiisa ka  shaqayni jirtay.

Hadlkan ayuu tabiyay Joyce, kadib markii ay soo baxeen dhinacyo ka tarisan xisbiga oo muujinaya in ay dhici karto in kulamada soo socda ee xisbiga lagaga hadli doono isbadal hogan, ama u tartamid hogaanka Xisbiga Nationalka.

Michael McCormack, ahna Wasiirka Daryeelka Dagaalyanadii Hore, ayaa waraysi uu bixiyay ka meeraystay ka jawaabida su'aasha ah in uu taageero siinayo Barnaby Joyce iyo in kale, taasoo loo dhigay in uu isaga laftiisa damac ku jiro dhanka hogaanka xisbiga.

Michael, waxa uu waraysi kale ku sheegay in kula baratanka Joyce, dhanka hogaaminta xisbiga in ay ku xidhantahay xaaladu sida ay isu soo tarto todobaadkan dhexdiisa, ka hor kulanka Isniinta nagu soo aadan, oo uu yeelani doono Xisbiga Nationlku.

Wasiirku waxaa kale oo uu beeniyay in xisbiga dhaxdiisa uu ka wado ololo uu doonayo in uu kula baratamo Joyce.

Maalmaha soo socda ayay u badan tahay, in ay cadaato in Barnaby Joyce uu ka badbaadi doono gilgilkan siyaasadeed ee haysta, iyo in kale.


2 min read

Published

Updated

By Mohamed A Madar.



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now