SKIP TO MAIN CONTENT

Blast in Mogadishu kills 6 people.

A man walks past destroyed cars after one of two car bombs, in Mogadishu, Somalia, Sunday Aug. 5, 2018.
A man walks past destroyed cars after one of two car bombs, in Mogadishu, Somalia, Sunday Aug. 5, 2018. Source: AAP

1 min read

Published



Skip to article content

Labo gaari oo ku qarxay magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalinta Axada ku dhintay 6 qof.

 

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada qaraxa koowaad oo ahaa mid ismiidaamin ah kaasoo dilay 4 qof markuu ku qaraxay albaabka hore ee saldhig milatari oo ku yaal Afgooye oo 30 KM u jirta caasimada Muqdisho.

 

Isla Axada ayaa gaari kale oo qarxay wuxuu dilay 2 qof halka 4 kalana ku dhaawacmeen, qaraxaan danbe ayaa ka dhacay maqaayad ku dhow meel ciidanku fadhiisin ku leeyihiin oo ku taal degmada Waabari.

 


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now