Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Booqashadii Todobaadka aheyd ee Siyasiyiinta Mucaaradka

Dr. Cabdiwali Sh & Prof. Abdirahman Baadiyow

Abdiweli & Baadiyow
Source: SBS Somali

Raisalwasaarihii Hore ee Somaliya Dr. Cabdiwali Sheikh Axmed & Prof.Cabdiraxman cabdulahi baadiyow oo todobaad booqasho ku joogay dalkan Australia ayaa waxa y kulamo kala duwan laqaaten jaaliyada somalida ee Gobolada Victoria, Melbourne  & NSW ,Sydney. KUlamadan ayaa waxa ay qeyb ka ahaayeen socdaalo ay kumarayeen wadamada galbeedlka ee somalidu ay usoo maciin bidday dagaaladii waqtiga dheeraad qaatay ee dalka ka dahacay, kulankii balaarnaa ee ay laqaateen jaaliyada Melbourne ayaa warmurtiyeed dhowr qodob kakooban laga soosaaray taas oo ugu hreysay in maalinta qaranka dalka somaliya ee 1da luulyo si wadajir ah jaaliyaduhu ay u xusaan iyadoo malaintaas aan dalkan Australia inta badan laga xusun , waxay sidoo kale safar gaaban ku tageen magaalada Sydney oo iyaduna ay kusoo dhaweyeen jaaliyada somaliyeed ee reer Sydney , kulan ay jaaliyadda Sydney soo qabanqabisay ayaa suaalo dhowr ah oo laxiriira xaalada iyo mustaqbalka dalka somaliya lagu waydiiyey, sikastaba ha ahaateen siyaasiyiintan oo ku bahoobay dalad ay kumideysanyihiin dhowr siyaasiyiin oo ay sheegen iney isku hadaf kayihiin isbedel  dhanka siyaasada in laga hirgeliyo dalka somaliya doorashada soo aadan . Dr Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa kamid ah Musharaxiinta utartamaya xilka madaxtinimo ee Villa Somaliya waloow uu horey usoo noqday Raisalwasaare dawlada hada xilkeeda uu dhamaaday  muddo 10bilood ah ayaa xilkaasi uu hayey kadib markii uu khilaaf siyaasaded uu soo dhex galay isaga iyo Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud , hadaba waxaa jira musharaxiin badan oo utartamaya xilka madaxtinimo ee dalka somaliya oo uu madaxweyne xasan sheikh maxamuud uu kamidyahay

 

 


2 min read

Published

Updated

Source: SBS Somali



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now