Catholic Cardinal George Pell has been found guilty of historic child sexual abuse

In this Thursday, June 29, 2017. file photo, Cardinal George Pell prepares to make a statement, at the Vatican.

In this Thursday, June 29, 2017. file photo, Cardinal George Pell prepares to make a statement, at the Vatican. Source: AP

George Pell oo ah baadari sare oo madhabta Kaatooliga ah  ayaa lagu helay danbi ah faroxumayn caruur oo waqti hore dhacay kadib maxkmad uga socotay Melbourne.

Baadari George Pell ayaa mar ahaa ninka sadexaad ee ugu sareeya Vaticanka oo ah halka laga xukumo madhabta Kaatooliga wuxuuna sidoo kale ahaa baadariga ugu sareeya Australia ee madhabta Kaatooliga .

Xeer beegta ayaa isku raacday inuu baadarigan danbiga galay 11 December laakiin hadda ayaa lasii daayay go'aanka kadib markii la qaaday xanibaad saarnayd in laga hadlo.

Pell ayaa fasax uga maqnaa shaqadiisa Vaticanka oo uu ka ahaa qasnaji waxaan inta xabsi ee uu mutaysanayo lagu dhawaaqi doonaa Arbacada..



Share
1 min read

Published

Updated


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand