Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Comedian won the Ukrainian election

Ukrainian comedian and presidential candidate Volodymyr Zelensky reacts at his campaign headquarters following a presidential elections in Kiev, Ukraine.
Ukrainian comedian and presidential candidate Volodymyr Zelensky reacts at his campaign headquarters following a presidential elections in Kiev, Ukraine. Source: EPA

Ukrainian commedian Volodymyr Zelenskiy oo ahaa majaajiliiste ayaa ku guulaystay doorashadii madaxweyne ee Ukraine.

Mr Zelenskiy oo loo doortay inuu noqdo madaxweyne ayaa balanqaaday inuu soo afjarayo dagaalka dalkiisa kala dhexeeya falaagada Ruushku taageero ee bariga dalkaas ka talisa. Wuxuu sidoo kale balanqaaday inuu ciribtiridoono musuqmaasuq.

Ninkan 41 jirka ah oo aan la lahayn qibrad siyaasadeed oo aan lahayn siyaasado faahfaahsan ayaa guul wayn ka gaaray doorashada iyadoo shacabka Ukraine ay ku qeexen doorashada sida aysan ugu qanacsanayn qiimaha maciishada oo sii kacaya iyo heerkii nololeed ee dalka oo hoos u dhacday.

Madaxweynaha xilka haya Petro Poroshenko ayaa qirtay in looga adkaaday doorashada.

Mr Zelenskiy oo ku sugan xarunta ololihiisa doorashada oo ay ku sugan yihiin taageryaal qiiraysan ayaa u sheegay in mudnaanta koowaad uu siinayo sidii loosoo dayn lahaa in Ukraininiyiin ku xiray Ruushka. ayuu yiri Mr Zelenskiy.


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now