Baanka Commonwealthiga ayaa ganaax culus ay ku riday Gudida Dabagalka Dhaqaalaha ee baadhitaanada waday.
Madaxa Baanka Commonwealth ee Australia Matt Comyn, ayaa sheegay in aqbalaada Baanka ee $700 ee Million ee gaxaaxa ah, in ay tahay qirasho bangiga uu qirayo in uu ku fashilmay kasoo bixida nidaamak ka hor tagida lacag dhaqida iyo xakamaynta dhaqaalaha dhaqdhaqaaqiisa ee argagixisada la xidhiidha.
Hay’ada kamasuulka ah Kantroolka dhaqdhaqaaqa lacagaha , ayaa bangiga ku heshay 53,506 khalad, oo Commonwealth Baanku uu ku baalmaray shuruucda u taala dhaqdhaqaaqa lacagaha.