Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Deputy PM out of parliament.

It’s D-Day for the Citizenship Seven – the federal politicians embroiled in a dual citizenship saga - with the High Court handing down its decision on their eligibility on Friday.
Seven politicians of several caught up in the dual citizenship saga. Source: AAP, composite by Stephanie Preston

Maxkamada sare ayaa go'aan ka gaartay xubno ka tirsan baarlamaanka Australia.

Maxkamada ayaa ka fiirsatay 7 xubnood oo isugu jira aqalka sare iyo aqalka hoose waxaana ka mid ah xubnahaas ku xigeenka raiisul wasaaraha Australia Barnaby Joyce.

Maxkamada ayaa go'aamisay in Barnaby Joyce (Nationals), Malcolm Roberts (One Nation), Larissa Waters (Greens), Fiona Nash (Nationals), and Scott Ludlam (Greens) baarlamaanka aysan xaq u lahayn inay kusii jiraan.

Waxay maxkamadu go'aamisay in Nick Xenophon (NXT) and Matthew Canavan (Nationals) ay sii joogi karaan baarlamaanka.

Wararka oo faahfaahsan kalasoco SBS Somali

http://www.sbs.com.au/news/article/2017/10/27/live-high-court-decides-only-two-citizenship-seven-safe

 

 

 


1 min read

Published

Updated



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now