Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Donald Trump has dismissed Iran's spy claims

The US has dismissed Iran's claims to have broken a CIA spy ring, with 17 arrested over several months, and some already sentenced to death.
The US and Iran presidents Source: AP

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa gaashaanka ku dhuftay hadal kasoo yeeray Iran oo ay ku sheegtay inay qabatay basaasiin Maraykan ah wuxuuna madaxweynuhu ku tilmaamay Iran "dal gabi ahaanba isku dhexyaacay".

Tan ayaa ka danbaysay markii warbaahinta Iran ay ku dhawaaqday in 17 muwaadiniin Iraniyiin ah oo sida ay sheegeen u shaqaynayay hayda sirdoonka Maraykanka ee loosoo gaabiyo CIA.

Dadkan ayay Iran sheegtay inay loogu talogalay inay basaasaan xarumaha nuklilyeerka iyo milatariga dalkaas ayna xirtay dadkaas, qaarkoodna markiiba lagu xukmay dil.

Bartiisa Twitter ka ayuu madaxweyne Trump ku canbaareeyay warkaas kasoo baxay Iran isagoo ku tilmaamay inay yihiin been iyo borobogando.

 


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now