Watch FIFA World Cup 2026™ LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Eid celebration in Melbourne, Australia.

Eid celebration in Melbourne, Australia.

ciidii Garoonka Xaafada Flemington

Source: Mohamed Madar

Maanta oo Jamca ahayd ayaa laga iiday, meela badan oo dunida islaamka ka mida, iyo sidoo kale wadama badan oo ay Muslimiintu ku dhaqan yihiin.

Australia ayaa ka mida wadamada musliintu ay ciideen Jamcada, iyadoo uu ku dhawaaqay Muftiga Guud ee Muslimiinta Wadanka Australia, in Khamiistii 14 June, 2018, ay tahay maalintii oogu danbaysay ee bisha barakaysan ee Ramadaan, Jamcada xigtana 15 June, 2018 ay tahay maalin ciida.

Sheikh Maxamed Xuseen Weheliye - oo ree Sydney ah - ayaa dadka salaada ciida tukiyay, isagoo khudbad dadka taabatay, oo luqada carabiga ku baxaysayna,  uu  jeediyay salaada ciida kadib.

Halkaan ka eeg qaar ka mida muuqaalada Ciida, Garoonka Xaafada Flemington.

Garoonka Xaafada Flemington
Source: Mohamed Madar

, in

Sh Weheliye
Source: Mohamed Madar
Garoonka Xaafada Flemington
Source: Mohamed Madar
Groonka Xaafada Flemington
Source: Mohamed Madar

1 min read

Published

Updated

By Mohamed A Madar.



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now