Jaaliyada Melbourne ayaa ku ciidayay xaafadaha kala duwan ee magaalada. Qaar badan oo ka mid ah ayaa isugusoo baxay Flemington Park oo ku yaal xaafada North melbourne.
Halkan ka daawo fiidiyow aan ka duubay qaar ka mid ah dadkii ciida ku tukaday goobtaas.
Waxaa sidoo kale heeso ka qaaday xaflad la qabtay habeenkii ciida fanaan Axmed Cali Cigaal oo wadankan Australia booqasho ku yimid.
Hoos ka daawo hees uu ka qaaday xaflad ka dhacday xaafada Parkville.
Share
