Explosion in Mogadishu kills people.

Explosion in Mogadishu kills people.

Goobta qaraxa dadka joogay

Source: AljazeeraNet

Magaalada Muqdisho ayaa maalintii Axada 25/03/2018,   waxaa ka dhacay qarax is miidaamina oo khasaara dhaawac iyo dhimashaba keenay.

Dadka ku dhintay qaraxa – oo ka dhacay Isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho – ayaa la sheegayaa in ay ilaa iyo haatan gaarayaan shan qof, iyadoo la sheegay in dadka dhintay uu ku jiro qofkii is miidaamiyay.

Wararka ayaa xaqiijinaya in uu dadka dhintay ku jiro, askari isagu baabuurta baadhayay, iyadoo baaburka qarax sameeyay uu ku jiray baabuurta askarigu uu istaajiyay si loo baadho, kadibna uu halkaas ku qarxay.

Qaraxan ayaa yimid, iyadoo mudo todobaada laga joogu uu ka dhacay qarax Hoteelka Weheliye ee magaalada Muqdisho, isagoo ay ku dhinteen dad gaadhaya 17 qof.

Qaraxyadan isku xiga ayaa imaanaya xili  madaxda iyo golayaasha dawladuba ay ku mashquulsan yihiin muranka iyo isu xulufaysiga mooshinka ka dhanka ah Gudoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Cismaan Jawaari.


Share
1 min read

Published

Updated

By Mohamed A Madar.

Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand