Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Facebook fined billions of dollars for privacy violation

Shares of Facebook rose on Friday after the news and closed up 1.8 per cent.
Shares of Facebook rose on Friday after the news and closed up 1.8 per cent. Source: AAP

Facebook ayaa la ganaaxay lacag gaaraysa 4.47 billion oo doolar kadib markii lagu helay inuu ku xadgudbay macluumadkaa gaarka dadka u ah (privacy).

Gudiga Gancsiga dawlada federalka Maraykanka (FTC) ayaa si toos ah masuuliyada u saartay milkiilaha Facebook  Mark Zuckerberg inuu shaqsiyan masuul uga yahay xadgudubkan dhacay.

Mr Zuckerberg ayaa lagu amray inuu shaqsiyan ansixiyo in Faceook u hogaansamay barnaamujyadeeda ilaalinta macluumaadka gaarka ah haddii kalena uu kulmayo dacwooyin madaniya ah iyo ciqaab danbiyeedyo mustaqbalka.

Quburo badan ayaa qabay in FTC ay Zuckerberg shaqsiyan u ganaaxidoonto ama xadidi lahayd awooda uu ku leeyahay shirkada.

Waa ganaaxi ugu badnaa oo FTC ay abid dul saarto shirkad weyn oo teknoolojiyada ah. Baaritaankan ayaa ka bilowday maray soo baxday in shirkada Cambridge Analytica ay aruurisay macluumka dadka isticmaala Facebook ayna macluumaadkaas iyagoo aan ogolaansho siin isticmaashay.


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now