SKIP TO MAIN CONTENT

FIFA World Cup update

Telstar 18
The official match ball for the 2018 FIFA World Cup Russia, named Telstar 18 , during the unveiling ceremony in Moscow, Russia.EPA/YURI KOCHETKOV Source: EPA

1 min read

Published



Skip to article content

24 saacadood ee u danbeeyay:  

  1. Ruuushka o qarka u saaran inuu u gudbo wareega labaad
  2. Japan waxay garaacday Colombia kadib markii cayaartow Zanchez laga saaray cayarta isagoo labo daqiiqo in ka yar garoonka ku jiray.
  3. Natiijooyinka lama filaanka ayaa sii socday iyadoo Senegal ay tuntay Poland.

 

 24 saacadood ee soosocda ha moogaan:

 

  1. Portugal waxay fooda isadarayaan Morocco – tonight from 21:30 (AEST) LIVE, FREE and in HD on SBS and live streamed on The 2018 FIFA World Cup App™, The World Game website and SBS On Demand
  1. Australia v Denmark – Thursday night from 21:00 (AEST) LIVE, FREE and in HD on SBS and live streamed on The 2018 FIFA World Cup App™, The World Game website and SBS On Demand

Warar dheeraad ah oo ku saabsab cayaaraha aduunka kala soco SBS FIFA World Cup App, The SBS World Game website iyo SBS On Demand.


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now