Fires continue in Queensland and New South Wales

Fires continue to ravage Queensland and New South Wales

A fire buring in Illinbah, Queensland on 6 September 2019.

A fire buring in Illinbah, Queensland on 6 September 2019. Source: AAP

Maalma ayuu socdaa dabka sida baaxad weyn ku socda, kana hulaaqaya labada gobal ee Australia Queenslad iyo New South Wales.

Waaxda dab-damiska ayaa si adag oola tacaalaya daminta dababka ka holcaya Queensland iyo New South Wales.

Dhanka Queensland ayaa ilaa iyo haatan inta la ogyahay ay ku gubteen 17 guri, halka gurya gaadhaya 67 uu dabkaasi khasaare gaadhsiiyay.

Gobalka Queensland oo dabku u badanyahay ayaa la sheegayaa in wax gaadhaya 80 goobood  uu dab ka holcayo.

Dhanka Gobalka New South Wales ayaa dabka oogu daran haatan uu ka holcayaa goobta Shark Greek ee Clarence Valley ku taala  koonfurta Yamba. Dabkan ayaa lagu soo waramayaa in dagaano badan uu khatar ku hayo.

Dhankiisa Ra’iisul-wassare Scott Morrison, ayaa ooga mahad celiyay dadaalka ay dhiibayaan ciidamada dab-damiska, isagoo sidoo kale u mahad celiyay cid kasta oo dadaal ka gaysanaysa daminta dabkaas.

Wararka soo baxaya ayaa xaqiijinaya in dadaalada baaxada leh ee lagu wajahayo dababkaas ay sababeen in lagu badbaadiyo guryo badan oo dababkaasi ay ku wajahnaayeen.

 


Share
1 min read

Published

Updated

By Mohamed A Madar

Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand