SKIP TO MAIN CONTENT

Former Somali President warned the direction current government is taken the country.

sheekh Shariif
Source: Halgan net

1 min read

Published



Skip to article content

Madaxweynihii hore  Shariif Sheekh Axmed oo shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa dhaliilo badan usoo jeediyay dawlada.

Hadalka madaxweynihii hore ayaa imanaya kadib markii dhawaan laga horistaagay inuu u safro Magaalda Kismaayo oo la filayo inay ka dhacdo caleemasaarka Madaxweyne Axmed Islaan oo dhawaan doorasho muran badan ka dhashay dib xilka loogu doortay.

Hadalada Madaxweynihii hore waxaa ka mid ahaa:

"Anagu waxaan aaminsanahay in qofkasto oo Soomaliyeed inuu xaq u leeyahay inuu u safro meesha uu rabo"

"Waxaan u aragnaa nasiib daro in dawlad iyada sharci lagu doortay ay iyadu sharciga jabiso"

"Waxaan u arkaynay tacdi iyo jabin la jabiyay dastuurka oo dawladu si ulakac ah oo bareer ah u samaysay'

Halkan ka daawo shirkii jaraa'is uu dhamaystiran.

 

 


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now