Government to propose new cyber security laws

CHINA FACEBOOK

Facebook and other tech companies could be penalised for not cooperating with security agencies. (AAP) Source: AAP

Dawlada federalka Australia ayaa maanta oo Talaado ah soo bandhigtay hindise sharciyeed ciqaabo adag lagu marinayo shirkadaha waaweyn ee teknoolojiyada sida Apple iyo Facebook haddii ay la shaqayn waayaan hayadaha amaanka.

Sharuucdan cusub ayaa waxaa ka mid ah in awood qasab kaga dhigaysan inay shirkadahaasi furaan macluumaadka ku jira qalabkooda sida mobile phonada iyo warbaahinta bulshada.

Shirkadaha teknoolijiyada iyo kooxaha u dooda arimaha madaniga dadka ka digaya in isbadaladan ay wiiqayaan ilaalinta macluumaadka gaarkaa ee dadku leeyahay laakiin eedahaas waxaa dafiray dawlada.

Wasiirka qaabilsan amaanka xaga internetka Angus Taylor ayaa sheegay in isumiisaan sax ah u samaynayso amaanka iyo ilaalinta macluumaadka gaarka ah.

 Wasiirka ayaa yiri " Waa lagama maarmaan in la tilmaamo in sharcigan uu si cad u qirayo in la hubiyo in dawladu aysan waydiisanayn shirkadaha inay qafiifiyaan nidaamka xafidida macluumaadkooda..Waxaan doonaynaa in macluumaadka lasoo adkeeyo ee ma doonayno in la qafiifiyo. laakiin waxaan aaminsanahay inaan miisaanka meel dhexe gayn karno oo aan daruufo gaar ah markay dhacaan aan heli karno macluumaadka aan u baahan nahay si aan u baarno oo sharciga u horkeeno danbiilayaasha.

 


Share
1 min read

Published

Updated


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand