SKIP TO MAIN CONTENT

Hanson immigration proposal defeated in the Senate.

Hindisii Senator Hanson oo aqalka sare looga adkaaday.

One Nation party leader Pauline Hanson makes a statement after a vote to suspend Australian Greens leader, Senator Richard Di Natale from the Senate at Parliament House in Canberra, Tuesday, November 27, 2018. (AAP Image/Lukas Coch) NO ARCHIVING
One Nation party leader Pauline Hanson Source: AAP

1 min read

Published



Skip to article content

Hinside ay waday hogaamiyaha xisbiga One Nation Pauline Hanson oo ay ku doonaysay in afti loo qaado tirada soo galootiga dalka la keeno sanadwalaba ayaa looga adkaaday aqalka Senatka.e.

Hindisaha aftida ayay horgaysay aqalka sare maanta oo Isniin ah iyadoo Senatoradu ku doodaysa in soogalootiga badan ee dalka imanaya ay culays saarayaan nidaamka lacagaha cayrta ee dadka la siiyo.

Hase yeeshee Senatorad Hanson iyo Malcolm Roberts oo xisbigeeda ka tirsan ayaa noqday labada qof ee u codeeyay hindishe sharciyeedkan waxaana kasoo horjeestay 54 Senataro ah.

Xsibiyada Laborka iyo Liberalka ayaa labaduba ku sheegay hindise sharciyeedkan mid aan loo baahnayn kuna haboonayn dalkan ay dhiseen soogalootigu.

 


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now