Hanson" Women are forced to wear Burqa"

Dutch senators have approved a partial ban on the Islamic full-face burqa.

Dutch senators have approved a partial ban on the Islamic full-face burqa. Source: AAP

Pauline Hanson ayaa ku dhaliishay haweenka baarlamaanka ku jiro oo iyagu isku tilmaamay inay u doodaan xaquuqda haweenka (Feminist) inaysan waxba ka sheegin haweenka xirta jilbaabka.

Hogaamiyaha xisbiga One Nation ayaa sheegtay inay jiraan haween badan oo lagu qasbay inay xirtaan dhar diimeedkaas.

Ms Hanson ayaa TV Janaal Nine u sheegtay in haweenka u dagaalama sinaanta laakiin aan kasoo horjeedin jilbaabka inay yihiin labo wajiilayaal.

(("Hala tuuro jilbaabka, xoreeya haweenkaas. Haweenka Australia waxay usoo dagaalameen inay codeeyaan, waxaan nahay mid ka mid ah dalalkii ugu horeeyay oo haweenka cod siiya, haweenku way horumareen, waxay u dagaalamayaan sinaanm waxay u dagaalamayaan mushaaro le'eg tan ragu qaataan, saasoo ay tahay waxay diyaar u yihiin inay arkaan haween dhar dadan qaba oo jilbaab xiran xataa markay dabaalanayaan, waa wax lagu qoslo")) ayay tiri Ms Hanson


Share
1 min read

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand