Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Jordan says it plans to end a lease of two areas of land to Israel

JORDAN ISRAEL PEACE TREATY
Source: EPA

Dalka Urdun ayaa sheegay inay ku talojirto inay joojiso kiraynta labo dhul oo ay hore uga kiraysay Israel 1994 markaas oo labada dal ay saxiixeen heshiis nabadeed.

Labadan dhul ayaa la kala yiraahdaa Naharayim oo woqooyiga ah iyo Tzofar  oo koofurta ah.

Kiraynta dhulkan ayaa ahaa 25 sano wuxuuna heshiiskaas dhacaya dhawaan haddii aan la cusboonaysiin.

Raiisul Wasaaraha sraeli Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in dalkii wadahadal kala galayo Urdun sidii loosii dheerayn lahaa heshiiskaas.

Laakiin boqorka Urdun ayaa sheegay in dalkiisu doonayo in lasoo afjaro kirada ay labadan dhul oo cabirkoodu gaarayo 1,000 acres ku beertaan beeralay Isrealiyiin ah.

 


1 min read

Published




Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now