Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Kulanka Madaxweynaha Somalia & Xukuumada Imaaraadka

safarka Madaxweyne Farmaajo ee UAE Muxuu Kusaabsanaa?

Kulankii Labada Masuul ee Abu-Dhabi
Kulankii Madaxweynaha Somalia & Dawlada Imaaraatka Source: Foto By Abdinur

Shalay waxa magaalada Abu -Dhabi ee Xarunta Dalka Isutaga Imaaraanka carabta kulan ku dhexmaray Madaxweynaha Somaliya & Dhaxlsugaha Wadankaasi, Kulankaas waxa uu ahaa mid  Arimo badan lagu soo qaatay, iyadoo safarka madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu ahaa mid aad dhegta loogu taagayey maadaama ay jireen Muran Siyaasadeed ee u dhaxeeyey Imaaraatka iyo Somalia oo ku saabsan isku balaarinta Dawladda Imaaraatka ee Gayiga Somalia,Dawlada Imaaraatka Ayaa  heshiisyo lagashay maamulada Puntland iyo Somaliland heshiisyada dhanka manaafacaadka kasokow waxaa jiray heshiis xiisad siyaasadeed kiciyey oo ahaa kii saxiixa Saldhiga Berbera ee Dawlada Imaaraatka loo ogolaaday hadaba wadahadalkaasi  iyo natiijooyinkiisa kala soco SBS  Somali Program


1 min read

Published

By Ibrahim Mohamed

Source: SBS Somali



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now