Macquarie Dictionary added a new word in English Language, in 2017.

Macquarie Dictionary brought a new word in English Language, in 2017.

milkshake duck

Source: AP

Qaamuuska Macquarie, ayaa  erayga cusub ee sanadka 2017  u doortay " milkshake duck".

Eraygan  oo ka kooban laba eray,  ayaa macnihiisu yahay qof aad loo jeclaaday, sumcad fiicana leh, caanna ah, balse waqti yar ka dib wixii loo qaatay, ama lagu bartay, ama laga filayay, ama uu ku caan baxay kasoo horjeedkiisa isu badalaya ama noqonaya, kadibna si degdega sumcadiisu hoos oogu dhacayso.  Macnaheeduna waa lagu mood noqonse weyday.  

Tafatiraha Qaamuuska Macquarie Susan Butler, ayaa tusaale ahaan usoo qaadatay Don Burke ninka la yidhaahdo, oo ahaa wariye iyo soo saare TV, caana noqday, balse 2017  ayaa dacwooyin dhanka jinsiga ah oo aad u tira badan lagu sheegtay, 

 Eraygan ayaa laga soo min guuriyay qoraal uu ninka Kaarikaateerka sawira ama "sawir gacmeedka" ee Australianka ah Ben Ward, uu twitterka soo dhigay, ahaydna balanboolo milkshake cabaysa, taasoo dadku ay jeclaadeen,  shan daqiiqa ka dib waxuu soo galiyay twitterka, in balanbooladu ay ahayd mid cunsuriyada, kadibna dadkii ay naceen hal mar.


Share
1 min read

Published

Updated


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand
Macquarie Dictionary added a new word in English Language, in 2017. | SBS Somali