Golihii Shacabka Soomaaliya oo saaka ay qalalaasa ka dhacday, kadib markii ciidama ay yimaadeen, halkaasna la isku hor taagay qorshihii ahaa in lagu furo mooshinkii Jawaara ka dhanka ahaa , kaas oo ay u balansanaayeen xubnaha mooshinka waday, balse dhinaca kale ay diidanaayeen in arintaas la furo.
Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in haatan Aqalka Baarlamaanka ee Soomaaliya in ay gacanta ku hayaan Ciidama Amisom.
Wixii warara ee kusoo kordhaa kala soco websitka iyo idaacada sbs.com.au/somali.