SKIP TO MAIN CONTENT

Photo display of Somali culture and history

Cabdullahi iyo alaabta dhaqanka
Source: SBS Somali

1 min read

Published



Skip to article content

Burburkii wixii ka danbeeyay Soomaali badan ayaan dalkii ku noqon.

Cabdullahi Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa ka mid ah dadkaas wuxuuse wali xasuustii waqtigaas oo ay dad qaar ku tilmaamaan barisamaadkii ka hayaa sawiro xasuus ku reebaya qofkasta.

 

Wuxuu sidoo kale Cabdullahi sameeyaa alaabo dhaqan. Halkan ka daawo qayb ka mid ah barnaamuj aan ka diyaarinay.


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now