Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Qaraxyada Qorsheysan oo Weli aan xal loo helin

Saaka keliya Laba Qarax Ayaa magaalada Muqdosho kadheceen

Qaraxii Maanta Muqdisho
Qaraxyada Qorsheysan Ayaa Weli kasocda magaalada Muqdisho iyadoo laamaha amaanka qaranka dib u habeyn lagusameeyey Source: Foto By hiiraan Online

Weli waxaa Caasimada Somaliya ee Magaalada Muqdisho kasocda Qaraxyo lasoo qorsheeyey oo ay ku dhintaan dad aan waxba galabsan iyo Ciidamada dawlada,

Subaxnimadii Hore ee Saaka Xiliga Muqdisho waxaa degmada Xamarweyne Lagu Khaarijiyey Mid kamid ah Shaqaalaha dawlada oo gaarigiisa loogu xiray bambaano, saacada kadib waxaa nin isku soo miineeyey qalxaha qarxa isku qarxiyey xarun ciidan oo kutaala Degmada wadajir ee gobolka banaadir, ninkaas ayaa lasheegay inuu dlay ku dhawaad 15 oo u badan askarta ciidanka DFS .

Qaraxyadana oo ilaa shalay ay ahaayeen kuwa isdaba jog ah ayaa imanaya kadib markii uu madaxweynaha ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al Shabaab iyadoo islamarkana uu isbedel ku sameeyey laamaha Amaanka qaranka

 


1 min read

Published

By Ibrahim Mohamed

Source: Somalia government



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now