Reports say China has spied on the African Union Headquarter.

Reports say China has spied on the African Union Headquarter.

African Union Headquarters

Source: theguardian.com

 

Warbixin lagu daabacay wargayska  Le Monde, ee kasoo baxa dalka Fransiiska ayaa sheegtay in Shiinuhu ay bassaaseen dhismaha midawga Afrika ee ku yaala Addis Ababa, Ethiopia.

Dhismahan la sheegay in la bassasay, oo ka kooban 20 dabaq, ayaa waxaa si buuxa u dhisay shiinaha, ooguna deeqay Midoowga Afrika, iyadoo la sheegay in ay ku baxday aduun dhan $ 200/   oo Million, lana furay sanadkii 2012.

Wargayska L Monde  ayaa waxa uu daabacay - isagoo kasoo xigtay ilo Midoowga Afrika ah, oo aan la shaacin -  in xogaha ku kaydsan Kombuyutarada xarunta Midoowga Afrika  in si joogta ah, habeen kasta mudo shan sano gudahooda loogu  wareejin jiray qalab yaala Shiinaha.

Warkan, oo ay Midoowga Afrika iyo Shiinuhuba beeniyeen,  ayaa u muuqda mid xasaasiyad leh hadii ay cadaato in arintaasi ay jirto, iyadoo saamayni doonta  xidhiidhka Midoowga Afrika iyo Shiinaha.


Share
1 min read

Published

Updated

By Mohamed A Madar.

Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand
Reports say China has spied on the African Union Headquarter. | SBS Somali