Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Robert Doyle has quit as Melbourne Lord Mayor.

Robert Doyle has quit as Melbourne Lord Mayor.

Robert Doyle
Robert Doyle (file) has quit as Melbourne Lord Mayor amid allegations of sexual misconduct. (AAP) Source: AAP

Duqa Magaalada Melbourne Robert Doyle, ayaa is casilay, kadib markii la dhigay isbitaalka, isagooy ku socotay eedaymo la xidhiidha dhanka anshax xumo jinsiya.

Bishii December 2017, ayay ahayd markii Mr Doyle, ay laba dumara kusoo eedeeyeen in uu kula dhaqmay anshax xumo iyo ihaano dhanka jinsiga ah, iyadooy labada gabdhood mid ka mida ay tahay Tessa Sullivan, oo xubin ka ahay Golaha Deegaanka ee Melbourne. taas oo ay iska casishay jagadeedii.

Abukaatihiisa ayaa sheegay in Doyle, uu iska casilay jagadii duqa magaalada Melbourne, iyo Gudoomiyaha Caafimaadka Melbourne. kadib markii xaaladiisa caafimaad ay sii darsatay, lana dhigay isbitaalka.

Gudoonka magaalada Melbourne, oo waqtigii eedaymahan ay soo bexeen gudi madax banaan u saaray hawshan, ayaa la filayaa in maalmaha nagu soo aadan ay eedeeymaha loo haysto Robert Doyle, in ay kasoo saaraan go’aankoodii gabagabada ahaa.


1 min read

Published

Updated

By Mohamed A Madar.



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now