Saudi Arabia oo eedaysay Lubnaan.

Saudi Arabia's King Salman bin Abdulaziz Al Saud (front) disembarks the plane upon arrival at Vnukovo II airport in Moscow on October 4.

Saudi Arabia's King Salman bin Abdulaziz Al Saud (front) disembarks the plane upon arrival at Vnukovo II airport in Moscow on October 4. Source: AAP


Saudi Arabia ayaa ku eedaysay dalka Lubnaa inay dagaal ka dhan dalkooda iclaamisay. Sacuudiga ayaa ku tilmaamay waxay ugu yeertay fal gardaro ah oo loogasoo horjeedo dalkooda taageerada ay Lubnaan siiso kooxda Hisbullah ee Shiicada ah ee Iran ay taageerto.

Iscasilaadii lama filaanka ahayd ee Riisul wasaarihii Lubnaa Saad Al Hariiri ayaa markale kicisay xurkufta gobolka ee ka dhaxaysa Sacuudiga iyo Iran iyadoo Mr hariiri uu canbaareeyay Hezbollah iyo Iran oo taageerta qudbadii uu jeediyay iscasilaada kadib.

Saraakiisha gobolka ayaa shaki ka muujiyay iscasilaadan aan la filayn iyadoo qaarkood ay qiyaasanayaan inuu ah go'aan Sacuudigu ku qasbay.


Wasiirul dawlaha xafiiska madaxweynaha Lubnaan  Pierre Raffoul ayaa laanta afka carabiga ee SBS u sheegay in qudbada Mr hariri qofkastaa la yaabay lama oga inay arintani qayb ka tahay xarigii ka dhacay Sacuudiga oo shaqada looga qaaday wasiiro iyo xubno ka tirsan boqortooyada.

Wuxuu intaa ku daray in qudbada Mr hariri inaysan ahayn luqad lagu yaqaanay.


Share
1 min read

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand