Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Scott Morrison elected as Prime Minister of Australia

Scott Morrison will become the 30th prime minister of Australia after trouncing Peter Dutton and Julie Bishop in a three-way race for the Liberal leadership.
Scott Morrison will become the 30th prime minister of Australia after trouncing Peter Dutton and Julie Bishop in a three-way race for the Liberal leadership. Source: AAP

Scott Morrison ayaa noqday Raiisul wasaarihii 30 aad ee Australia.

Mr Morrison ayaa codayn loo qaaday ka adkaaday wasiirkii hore ee arimaha gudaha Peter Dutton kadib markii xilka hogaanka uu baneeyay Malcolm Turnbull oo cod kalsooni ah looga qaaday awoodii.

Wasiirkii tamarta Josh Frydenberg ayaa noqday ku xigeenka hogaamiyaha xisbiga Liberalka.

Nola Marino oo ah isuduwaha xisbiga ayaa ku dhawaaqday natiijada. Waxayna Tiri

"Musharaxa guushu raacday wxuu noqday Scott Morrison. Wuxuu ku guulaystay 45 cod halka uu Peter Dutton ka helay 40 cod. Markay noqoto ku xigeenka waxaa si aqlabiyad ah ugu guulaystay Josh Fydenberg".

Malcolm Turnbull ayaa la filayaa inuu iska casilo jagada RW maanta wuxuuna hore u sheegay inuu baarlamaanka oo dhan isaga bixidoono.

Wararka dheeraad ah kala soco SBS Somali


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now