Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Social media platform Facebook has banned praise, support and representation of white nationalism

A man gives a Nazi salute during the National Socialist Movement rally.
A man gives a Nazi salute during the National Socialist Movement rally. Source: Getty Images

Facebook ayaa mamnuucaya amaanta, taageerada iyo soo bandhiga waxyaalaha ku salaysan cadaanka goonigoosadka ah iyo cadaanka wadaniyada  amaanisan. Tan ayaa qayb ka ah dadaalada wax looga qabanayo hadalada nacaybka wata.

Facebook ayaa sheegay in siyaasadan cusub la dhaqangalindoono asbuuca soosocda.

Cadaanka dadka kale iskala wayn ayaa tooshka lagu shiday kadib markii nin Australian ah uu 50 qof oo muslimiin ah  ku toogtay labo masaajid oo ku yaal Christchurch isagoo isticmaalayay warbaahinta bulshada inuu bulshada kula wadaago ujeedadiisa ka hor weerarka iyo inta weerarku socday.

Talaabadan ayaa imanaysa iyadoo madaxda caalamku ay ku booriyeen Facebook, Twitter iyo Google inay ka saaraan waxyaalaha ay galiyaan kooxaha cadaanka isla wayn iyo neo-Nazi yiinta.

 


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now