Somali Ambassador calls for UN action against UAE base in Berbera.

Somali Ambassador calls for UN action against UAE base in Berbera.

Abukar Dahir, Somali Ambassador to the UN.

Source: YouTube

Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa Golaha Amaanka ee Qaramada midoobay, u gudbiyay dacwad ka dhana wadanka Imaaraadka Carabta.

Abukar Daahir Cismaan, Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobadan, ayaa fadhi Golaha Amaanku uu si gaara oogu gorfaynayay xaalada Soomaaliya,  ka jeediyay Khudbada uu kaga hadlay xadgudubyada Shuruucda baalmarsan ee ay Imaaraadku ku hayaan Soomaaliya, taas oo khatar ku ah midnimada iyo madaxbanaanida  Soomaaliya.

Dacwadan ka dhanka ah Imaaraadka ee Danjiruhu uu u gudbiyay Golaha Amaanka Qaramada Midoobay, ayaa ah Heshiiskii sharikada Imaaraadka ee DP World, ay la gashay Somaliland, ee ay saldhiga ciidan ooga dhisaysay magaalada Berbera, iyadoon ayna arintaa Imaaraadku wax wada hadala kala yeelanin dawlada Soomaaliya.

Danjiraha ayaa sheegay in talaabooyinkaasi ay dhaawacayaan midnimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya, iyadoo sidoo kalena ay jabinayso cunaqabtaynta hubka ee saaran Soomaaliya. 


Share
1 min read

Published

Updated

By Mohamed A Madar.

Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand