SKIP TO MAIN CONTENT

Somali parliament speaker resigns

Somali parliament speaker resigns

Somali Speaker Jawari
Source: BBC Somali

1 min read

Published

Updated

By Mohamed A Madar.



Skip to article content

Goor dhaw ayuu ku dhawaaqay Gudoomiye Kuxigeenka Kooobaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Muudeey, in uu Gudoomiyaha Aqalka Shacabka Soomaaliya  Maxamed She. Cisman Jawaari in uu is casilay, isagoo u akhriyay warqad ay ku qorantahay is casilaadiisa.

Muudeey, ayaa xildhibaanada ku wargaliyay in maalinta Arbacada  ee nagu soo beegay in uu Jawaari khudbada u jeedin doono Golaha Shacabka Soomaalia .

Jawaari ayaan dhankiisa wax wara aan laga hayani oo ku saabsan dhanka is casilaada, iyadoo ay muuqatay, warkan is casilaada in xitaa xubnaha baarlamaanka ee kuxigeenka koobaad uu u jeediyay, in ay arin kadisa ku ahayd.

Wixii warar dheeraada kala soco idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliaga.


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now