Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

State leaders conference in Kismaayo

Madaxda maamulgoboleedyada oo ku shirsan Kismaayo
Source: Facebook

Waxaa magaalada Kismaayo ka socda shirka dawlad goboleedyadda.

Shirkan ayay madaxda goboladu uga hadlayaan arimo quseeya dalka, waxaase kasoo muuqday khilaafka u dhexeeya iyaga iyo dawlada federalka Soomaaliya.

Hadaladoodii waxaa ka mid ahaa:

Maxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas "Lacagaha kaalmada Soomaaliya la siiyo waa in la iskula xisaabtamaa halka ay ku baxdo".

Madaxweynaha Koofur galbeed Shariif Xasan "" Hubka dowladda Federaalka Soomaaliya ay hayso haddii ay ku bixin weyso in lagula diriro Al-Shabaab xagee u wadaa?"

Madaxweynha Hirshabeele Waare "" Al-Shabaab waa in aan la dagaalanaa oo aan si dhab ah dhammaanteen ula dirirnaa maadama ay maalin walba shacabkeenna gumaadayaan"

Madaxweynaha Galmudug "Xaaf " "Dowladda dhexe wax walba oo aan heshiis wada galnay iyo mashaariic wada saxiixnay waxaa ay ka badin waayeen Xaaf ha Baxo”

Madaxweynaha Jubaland "Ahmed Madoobe "“ Wadanka riyyo lagu maamuli mayo “

 


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now